Inter Milan oo magacowday 23-laacib oo ay habeen dambe ku wajahayaan AC Milan

(Milano) 26 Dis 2017 – Jeer habeen dambe ee Koobka Talyaaniga wareeggiisa 8-da ku ballansan yihiin lababada kooxood ee AC Milan vs Inter Milan ayuu Luciano Spalletti ciyaartaa ugu yeerey 21 laacib oo meteli doona Nerazzurri.

Waxaa soo noqday Matias Vecino oo ka ganaaxnaa ciyaartii Inter ay garaacday Sassuolo, waxaa weerarka ku jira Pinamonti, halka daafaca ay ka maqan yihiin D’Ambrosio iyo Miranda, waxaa sidoo kale ku jira muluqa Primavera ee Lombardoni, oo sidoo kale ku jirey xulkii wajahey Pordenone.

GOOLWALAYAAL: Berni, Handanovic, Padelli.

DAAFACYO: Dalbert, Joao Cancelo, Lombardoni, Nagatomo, Ranocchia, Santon, Skriniar.

KHAD DHEXE: Borja Valero, Brozovic, Gagliardini, Joao Mario, Vecino.

WEERARKA: Candreva, Eder, Icardi, Karamoh, Perisic, Pinamonti.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close