Ibrahimovic and Lukaku oo is fahmi waayay + Sawirro

(Manchester) 26 Dis 2017 – Waa arrin tijaabo loo qaadanu karayay in la wada dheelsiiyo labada qannaas ee Ibrahimovic iyo Lukaku, balse waxaa muuqata inaysan ku haboonayn in labadooda mar qura lasoo wada safo, ugu yaraan bilowgii.

Zlatan Ibrahimovic ayaan marnaba ahayn lambar 10 buuxa, waxaana la oran karaa wuxuu gaabis ku keenayaa weerarka kooxda Manchester United.

Natiijo ahaan, Ibrahimovic iyo Romelu Lukaku ayaan wada shaqayn karin, midkoodba wuxuu doonayaa inuu goolka isagu dhaliyo, waxaa kaloo la arkayay iyagoo boosaska isku qabsanaya kulankii maanlinta Boxing Day ee ay 2-2 kula noqdeen Burnley.

b B1 B4 B5

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close