EPL: Lingard oo guuldarro ka horistaagay Man United

4794C70300000578-5213167-image-a-32_1514305281795

(Manchester) 26 Dis 2017.  Manchester United waxa ay dhibic ay u xakaartay ka heshay Burnley oo ku soo booqatay Old Trafford Boxing Day-ga.

Uma wacneyn Mourinho iyo wiilashiisa ayaamaha tan iyo markii ay guuldarreysteen Manchester Derby.

Maalmo kahor ayey ahayd markii ay bar bar dhac 2-2 ah ay Leicester City kula soo galeen King Power.

4795385A00000578-0-image-m-30_1514307368284 4794954500000578-5213167-image-a-24_1514304259966

Kulankii Maanta waxaa laba gool  qeybtii hore uga hormartay oo ay ka kala dhaliyeen Ashley Barnes daqiiqaddii 2-aad iyo  Steven Defour daqiiqaddii 66-aad.

Hase ahaatee, Jesse Lingard ayaa u soo aaray goolasha Manchester United oo hadda 12 dhibcood ka hooseysa Man City oo habeen dambe Saint James Park kula ballansan

4795353100000578-5213167-image-a-78_1514307481986Newcastle united.

Haddii ay City badiso waxa ay 15 dhibcood oo nadiif ah ku qaban doontaa horyaalka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close