”Dad baa xabsi ugu jira 125 kun oo euro, halka Ronaldo uu la gembiyay canshuur dhan 15 milyan”

(Madrid) 26 Dis 2017 – “Canshuurta uu la fakaday Cristiano Ronaldo waa muhim, waqti xaadirkan, waayo waxaa jria dad xabsi ugu jira 125 kun oo euro”. ayuu warsidaha “El Mundo”, kasoo koobiyay Caridad Gomez Mourelo, oo ah madaxa waaxda daba galka canshuuraha lala fakado.

CR7 ayay dowladda Spain u haysataa inuu la fakaday canshuur dhan 15 milyan oo euro, taasoo weli lagu tuhunsan yahay laacibka reer Portuguese ee kooxda Real Madrid.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close