Day: December 26, 2017
-
England
Liverpool oo silcisay Swansea City…(Firmino oo labo ka kacay)+SAWIRRO
(England) 26 Dis 2017. Liverpool oo Anfield ku marti qaaday Swansea City ayaa goolal sida cuntada u siisay kaddib markii…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: SS Lazio vs Fiorentina 1-0 (Lazio oo nus-dhamaadka u soo baxday)
Lazio: Strakosha; Bastos, De Vrij, Radu; Basta, Parolo, Leiva, Milinkovic-Savic, Lulic; Felipe Anderson; Caicedo Fiorentina: Dragowski; Gaspar, Milenkovic, Vitor Hugo, Astori;…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Kulanka Derby Milano la mid ma aha ciyaar kale” – Luciano Spalletti
(Milano) 26 Dis 2017 – ”Waa ciyaar aad muhim u ah. Ma jirto shuruud ku xiran natiijada ciyaartan oo aan…
Read More » -
Italy
”Dad baa xabsi ugu jira 125 kun oo euro, halka Ronaldo uu la gembiyay canshuur dhan 15 milyan”
(Madrid) 26 Dis 2017 – “Canshuurta uu la fakaday Cristiano Ronaldo waa muhim, waqti xaadirkan, waayo waxaa jria dad xabsi…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo Socod ku ciyaarayay kulankii El Clasico…(Xog Yaab leh oo la helay)
(Spain) 26 Dis 2017. Lionel Messi ayaa ka mid ahaa xidigihii ugu muhiimsanaa kulankii sabtida ee El Clasico, inkastuu laacibka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ibrahimovic and Lukaku oo is fahmi waayay + Sawirro
(Manchester) 26 Dis 2017 – Waa arrin tijaabo loo qaadanu karayay in la wada dheelsiiyo labada qannaas ee Ibrahimovic iyo…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo magacowday 23-laacib oo ay habeen dambe ku wajahayaan AC Milan
(Milano) 26 Dis 2017 – Jeer habeen dambe ee Koobka Talyaaniga wareeggiisa 8-da ku ballansan yihiin lababada kooxood ee AC…
Read More » -
Italy
AC Milan oo magacowday 23-laacib oo ay habeen dambe ku wajahayaan Inter Milan
(Milano) 26 Dis 2017 – Isagoo jooga Santo Stefano, kaddib tababarkii Milanello, macallin Rino Gattuso ayaa magacaabay koox ka kooban…
Read More » -
Wararka
RASMI: Fellaini oo diiday heshiis kordhin ay u soo bandhigtay Man United
(Manchester) 26 Dis 2017. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Maraoune Fellaini waxa uu sheegay in uusan hubin sii joogidda kooxda…
Read More » -
Wararka
EPL: Lingard oo guuldarro ka horistaagay Man United
(Manchester) 26 Dis 2017. Manchester United waxa ay dhibic ay u xakaartay ka heshay Burnley oo ku soo booqatay Old Trafford…
Read More »