Shax laga sameeyey kooxda ugu wacan Serie A-ga ololahan ilaa iyo hadda oo laga waayey Icardi

Capturem

(Rome) 25 Dis 2017. Shabakadda ciyaaraha faaqidda ee Goal.com ayaa shax ka sameeysay Serie A-ga ololahan iyada oo ku jaangooysay xiddigga 20-ka koox ugu sameynta badnaa.

Is bedel badan ayuu guud ahaan laga dareemay loolanka Serie A-ga xilli ciyaareedkan maadama Juventus aysan ku amarkataagleeneyn sidii dhawaanahan looga bartay.

Napoli iyo Inter ayaa muujiyey awoodo ay ku ishaareen in ay FOOKHA ka ridi karaan Juve kolkan.

Inter Milan waxaa calan side u ahaa Mauro Icardi oo dhaliyey goolal badan balse waxaa cajiib noqotay iyo lama filaan markii ay Goal.com ku soo dari weysay qiimeynteeda ku jaangoan shaxda ugu wacan Serie A-ga ilaa iminka.

Icardi

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close