Day: December 25, 2017
-
England
Maxamed Saalax oo daaha ka rogay Hamigiisa sanadka cusub ee 2018
(England) 25 Dis 2017. Mohamed Salah ayaa indhaha ku haya inuu koobab kula guuleysto kooxda ka rrimisa Anfied kaddib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Bal arka sidey iska dhigayaan.”.- Qolka Dharbadelashada PSG oo xarash looga hayo Neymar iyo Alves!!
(Paris) 25 Dis 2017. Neymar iyo Dani Alves ayaa sababay kala qeybsanaan wayn oo qolka dharbadelashada PSG maadaama ay u…
Read More » -
Wararka
Man City oo hormuud u ah kooxo doonaya in Premier League-ga 10 kulan oo dheeri ah lagu daro…..Maxay tahay ujeedadu?
(London) 25 Dis 2017. Manchester City waxa ay u ololeneysaa in Premier League kulamada la ciyaaro la gaarsiiyo 39 xilli ciyareedkii.…
Read More » -
Wararka
Shax laga sameeyey kooxda ugu wacan Serie A-ga ololahan ilaa iyo hadda oo laga waayey Icardi
(Rome) 25 Dis 2017. Shabakadda ciyaaraha faaqidda ee Goal.com ayaa shax ka sameeysay Serie A-ga ololahan iyada oo ku jaangooysay xiddigga…
Read More » -
Wararka
Otamendi oo qandaraas laba sano ah qallinka ugu duugaya Man City
(Manchester) 25 Dis 2017. Nicolas Otamendi waxa uu ogolaaday qandaraas laba sano ah in uu u saxiixo Manchester City kaas oo…
Read More » -
England
Arsene Wenger oo qorshahaan la damacsan Mourinho suuqa janaayo
(London) 25 Dis 2017 Tababaraha Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ku fikiraya inuu ka dhabeeyo xiisaha Man United ee Mesut Ozil.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ibrahimovic kubbada ma Laadi karin markii uu ku soo biirayay Juventus.”. Fabio Capello
(Europe) 25 Dis 2017. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ee ku caanka ah inuu goolka u beegsado siduu doono ayaa daaha…
Read More » -
England
Liverpool oo waynaysa laacib muhiim ah kulanka Swansea City
(Liverpool) 25 Dis 2017 Tababare Jurgen Klopp ayaa wajahaya dhibaato hor leh kadib markii la xaqiijiyay in Jordan Henderson uusan taam u…
Read More » -
France
Luis Enrique oo ogolaaday inuu tababare u noqdo PSG
(Paris) 25 Dis 2017 Tababarihii hore ee Barcelona ayaa aqbalay inuu tababare u noqdo kooxda haatan uu layliyo Unai Emery. Football.fr…
Read More » -
England
Arsenal oo dalab ka gudbinaysa Medhi Benatia
(London) 25 Dis 2017 Kooxda Arsenal ayaa dalab ka gudbinaysa daafaca Juventus ee Medhi Benatia sida ay sheegtay Sky Sports. 30 jirka…
Read More »