DAAWO: 20-Sawir oo laga Yaabo inaadan ku arkin kulankii Shalay ee El Clasico

(Spain) 24 Dis 2017. Kulankii ugu xiisaha badnaa kubbada cagta adduunka ayaa shalay ka dhacay Bernabeu iyadoo Real Madrid lagu riiqay mininkeeda kaddib markii ay Barcelona uga adkaatay 3-0.
Haddaba Marca ayaa soo ururisay Sawirro cajiib ah oo laga yaabo inaadan arkin intaad daawaneysay kulankii Shalay:
DAAWO:
Gool FM.