Day: December 24, 2017
-
Bannaanka Garoonka
“Taleefankiisa ayaaba iga Luma xitaa haddii aan Gar gaar waydiisan lahaa Arsene Wenger.” Eboue oo SHIID dartii isku dili gaaray
(England) 24 Dis 2017. Daaficii hore ee Arsenal Emmanuel Eboue ayaa qiray inuu ku farxi lahaa oo aqbali lahaa caawimaad…
Read More » -
Afrika
Wasiirada Cayaaraha Maamul Goboleedyada dalka oo ku baaqay in qaybtooda laga siiyo hay,adaha Sportska dalka,iyagoo sheegay in ay hakiyeen wada shaqeentii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya
(Muqdisho) 24 Dis 2017. Waxaa shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho Wasiirada Wasaaradaha Maamul Goboleedyada Soomaaliya shirkaas oo ay ugu danbayn ka…
Read More » -
Spain
Walee ma yara cadaawada uu Pique u qabo Real Madrid…(Kaamirooyinka oo kulankii shalay soo qabtay isagoo ku dhahaya Saaxiibadiisa….)
(Spain) 24 Dis 2017. Daafaca Barcelona ee Gerard Pique ayaa si cad u muujiya naceybka uu had iyo jeer u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxaa ka jira Aleix Vidal oo ah laacibkii goolka 3-aad ka dhaliyay Real Madrid in uu geeriyooday?
(Barcelona) 24 Dis 2017 Baraha bulshada waxaa qabsaday goor dhaw geeri la sheegay inay ku timid laacibkii goolka 3-aad ka dhaliyay…
Read More » -
Spain
Isco oo dareensan in Real Madrid ay qiyaantay kadib kulankii El Clasico
(Madrid) 24 Dis 2017 Kubadd abuuraha reer Spain ee Isco ayaa dareensan in kooxdiisa Real Madrid ay qiyaantay isaga. 25 Jirka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Xitaa ma haysto qasaalad oo dharka gacantayda ayaan ku dhaqdaa” – Aqri dhibaatada iyo calool xumada haysata laacibkii hore ee Arsenal
(London) 24 Dis 2017 Emmanuel Eboue oo ah laacib u soo ciyaaray Arsenal intii u dhexeysay 2004 ilaa 2011 ayaa si…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo ay ka go’antahay inuu ku biiro Real Madrid
(Liverpool) 24 Dis 2017 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa doonaya inuu ku biiro Real Madrid dhamaadka xiliciyaareed kaan. Sida…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
GUUL U SOO HOYATAY SOOMAALIYA: Cabdiqani Siciid Carab oo naga Bareejeeyay Xarfaan uu ka mid yahay Javier Zanetti!!
(World) 24 Dis 2017. Madaxwaynaha xiriirka kubbada cagta Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab ayaa guul kale oo wayn u soo hoyay…
Read More » -
Spain
DAAWO: 20-Sawir oo laga Yaabo inaadan ku arkin kulankii Shalay ee El Clasico
(Spain) 24 Dis 2017. Kulankii ugu xiisaha badnaa kubbada cagta adduunka ayaa shalay ka dhacay Bernabeu iyadoo Real Madrid lagu…
Read More » -
Spain
Angel Di Maria oo ka caraysiiyay taageerayaasha Real Madrid kadib guul daradii El Clasico
(Madrid) 24 Dis 2017 Laacibkii hore ee Real Madrid ayaa ka caraysiiyay taageerayaasha kooxdiisii hore kadib guul daradii shalay ka soo…
Read More »