RIKOOR KALE: Messi oo noqday ciyaaryahanka qura ee…….?

Agaq

(Madrid) 23 Dis 2017. Lionel Messi ayaa maanta rikooro ku ja jabinaya Santiago Bernabeu sidii caadiga ahayd.

Laacibka Barcelona ayaa dhaliyey goolka labaad ee ciyaarta oo ahaa gool ku laad.

Waxa uu ku noqday xiddigga goolasha ugu badan ka dhaliyey Los Blancos dhammaan tartamada.

Hase ahaatee, goolkaas kuma eka rikoorkaas uu kaliya balse waxa uu noqday ciyaaryahanka qura ee La Liga ka dhaliya 15 goolal ka badan 10 kulan oo xiriir ah.

Aga

Suarez ayaa  u daah furay goolasha Barcelona qeybtii labaad.

Waxaa kaarka cas ku baxay Dani Carvajal.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close