RIIKORKII 3-AAD EE MAANTA: Messi waxa uu noqday ciyaaryahanka kaliya ee tartamada Yurub…..

25660375_1600308603396264_1547328540566141016_n

(Madrid) 23 Dis 2017. Lionel Messi wuu ku faakihaystay El Classico galabta xilli Barcelona ay Bernabeu ku jab jabsaatay xifaaliyeyaasheeda.

Messi waxa uu gool ku laad daqiiqaddii 64-aad oo ka dhalatay gacan uu Carvajal ku soo celiyey Kubadda ku sii xaluulaneysay shabaqa kuna qaatay kaarka cas oo toos ah ayuu aasay.

Goolkaas waxa uu ka dhignaa in Messi yahay xiddigga qura ee tartamada Europe hal koox u dhaliyey goolasha ugu badan (526).

Waxa uu noqday ciyaaryahanka kaliya ee 15 gool wax ka badan 10 kulan ku dhaliyey La Liga.

Sidoo kale waxa uu noqday xiddigga goolasha ugu badan ka dhaliyey Real Madrid tariikhda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close