Aqristeyaasha Goolfm.net oo saadaaliyey kulanka fiinaalaha ee Jubbaland Vs. Puntland…

25398618_1675045725888078_5140115019524279761_n

(Muqdisho) 22 Dis 2017. saacadaha soo socda loo ballansan yahay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka M/Gobolleedyada iyo G/Benadir oo ay isugu soo hareen Jubbaland iyo Puntland.

Waa laba koox oo isla sanadkii horeba heerkan ku kulmay waxaana gool ku laadyo ku qaadday Puntland.

Hase ahaatee, kulanka maanta waxa ay Goolfm.net u bandhigtay aqristeyaasheeda in ay saadaal ka bixiyaan kooxda ku guuleysan doontaa.

codeyn

Waxaa codbixinta ka qeyb galay 1100 aqriste.

Boqolkiiba lixdan iyo lix (66%) waxa ay codkooda siiyeen Jubbaland halka boqolkiiba sadon iyo afar (34%)  ay u codeeyeen Puntland.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close