Day: December 22, 2017
-
England
EPL: ARS VS LIV 3-3….Arsenal & Liverpool oo ciyaaray kulankii sanadka + Sawirro
(London) 22 Dis 2017 – Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa soo bandhigay ciyaar ay la yaabtay bahda ciyaaraha daawata kaddib…
Read More » -
Wararka
Kooxda AC Milan oo wajahaysa ganaax €20m oo euro ah!
(Milano) 22 Dis 2017 – AC Milan ayaa sida lasoo werinayo waxay wajahaysaa ganaax €20m oo euro oo ay kusoo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs Liverpool 3-3 (Gunners & Reds oo goolal isku guray)
A reminder of our team for #AFCvLFC Cech, Bellerin, Koscielny, Monreal, Maitland-Niles, Xhaka, Wilshere, Iwobi, Ozil, Alexis, Lacazette Subs: Ospina,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Cagliari vs Fiorentina 0-1
Cagliari: Cragno; Romagna, Andreolli, Pisacane; van der Wiel, Barella, Cossu, Ionita, Padoin; Joao Pedro, Pavoletti Kaydka Cagliari: Crosta, Rafael;…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waan ka shallaayi doonaa ka maqnaanshiyaha Talyaaniga ee KA2018 inta noloshayda ka harsan” – Buffon
(Torino) 22 Dis 2017 – Gigi Buffon ayaa sheegay “inuu abidkii ka shallaayi doono ka maqnaanshiyaha Talyaaniga ee KA2018 inta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: ”Milan koox maaha, waa inaan caqliyaddeenna bedelnaa” – Gattuso
(Milano) 22 Dis 2017 – Gennaro Gattuso ayaa ka cowday kooxdiisa AC Milan oo uu ku dhaliilay “inaysan koox ahaan…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Jubbaland oo si aan caadi aheyn ugu Dabaal degtay garoonka Banaadir
(Muqdisho) 22 Dis 2017 Cayaartoydii Jubbaland ayaa ku Guuleysatay Koobka Kubadda Cagta ee Maammul-goboleedyada Dalka ee Muqdisho ka socday kaddib markii…
Read More » -
Spain
“Nin is faanshay waa Ri’i is nuugtay” – Pique oo u jawaabay Cristiano Ronaldo ka hor El Clasico
(Barcelona) 22 Dis 2017 Daafaca Barcelona ee Gerard Pique ayaa u jawaabay Ronaldo ka hor kulanka barri galab ee El Clasico. Gerard…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO: Jubbaland oo ku guuleysatay tartanka maamul goboleedyada
(Muqdisho) 22 Dis 2017 Kooxda Jubbaland ayaa galabta ku guuleysatay Tartanka maamul goboleedyada dalka, kadib markii ay 1-0 uga adkaatay kooxda…
Read More » -
England
“Barcelona ayaa ka fiican Real Madrid” – Guardiola oo ka hadlay El Clasico
(Manchester) 22 Dis 2017 Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay kulanka adag ee barri dher mari doona Real…
Read More »