Arsenal iyo Manchester City oo iska xaadiriyay Semi-Final ka Carabao Cup

nn

(England) 20 Dis 2017. Kooxaha Manchester City iyo Arsenal ayaa xalay si dirqi ah ugu soo gudbay afar dhammaadka tartanka Carabao Cup.

Arsenal ayaa gool madi ah uga soo fakatay West Ham oo waxaa goolka u dhaliyay

Danny Welbeck dhammaadka qeybtii hore ee ciyaarta.

Manchester City ayaa iyana bar baro cariiri ah la gashay Leicester City 1-1 waqtigii loogu tala galay ciyaartay.

 The former Manchester United man wheels away after scoring on a rare start for the Gunners

Bernardo Silva ayaa qeybtii hore ee ciyaarta hogaanka u dhiibay wiilasha Gurdiola balse dhammaadka ciyaarta waxaa ka bar bareeyay Vardy.

Waxaa la isla aaday Rigoorooyin oo waxaa ku soo baxay Manchester City 4-3. Gool ku laadyada waxaa u kala dhaliyay Ilkay Guendogan, Yaya Toure, Lukas Nmecha iyo Gabriel Jesus.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close