Day: December 19, 2017
-
Bannaanka Garoonka
“Naag foolxumi qurxoonaan mayso xitaa haddii la naashnaasho” – De Grandis oo Milan ku ridey.
(Roma) 19 Dis 2017 – Weriyaha Sky Sport 24, Stefano De Grandis ayaa ka hadlay xareeynta kooxda AC Milan oo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs Udinese 1-0 (Napoli oo wareegga 8-da usoo baxday)
Napoli: Sepe; Maggio, Maksimovic, Koulibaly, Hysaj; Zielinski, Jorginho, Rog; Callejon, Ounas, Giaccherini Udinese: Scuffet; Nuytinck, Danilo, Bochniewicz, Stryger-Larsen; Balic,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Milan oo sheegtay inay KAKA ka war dhowrayso ka hor fasaxa Diseembar
(Milano) 19 Dis 2017 – Guddoonka AC Milan ee Marco Fassone ayaa xaqiijiyay in Ricky Kaka uu “go’aansan doono waxa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Leicester City vs Manchester City 1-1 (3-4)
Leicester XI: Hamer, Amartey, Dragović, Maguire, Fuchs, Chilwell, King (c), Iborra, Albrighton, Okazaki, Iheanacho Man City XI: Bravo, Danilo, Gündogan,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs West Ham 1-0
West Ham XI: Hart; Rice, Reid, Collins, Ogbonna, Cresswell; Masauku, Obiang, Quina, Ayew; Chicharito Arsenal XI: Ospina; Debuchy, Chambers,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Talyaaniga oo furaya rug caalami ah ah oo lagu barto hannaanka VAR
(Coverciano) 19 Dis 2017 – Talyaaniga ayaa furay xaruntii dunida ugu horreeysey ee lagu fuliyo tababarka Hannaanka casriga ah ee…
Read More » -
Uncategorized1
Zidane ma rabo saxiixa Neymar….Aqri sababta ka danbeysa
(Madrid) 19 Dis 2017. Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa lagu soo warramayaa in uusan dooneyn saxiixa Neymar isaga oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waan iska uruursan lahaa Ballon d’Or haddii aan ku soo aadi lahaa waqtiga Ronaldo iyo Messi” – Rivaldo
(Barcelona) 19 Dis 2017 Halyeeygii hore ee Barcelona iyo xulka Brazil ee Rivaldo ayaa ka hadlay tartanka abaal marinta Ballon d’Or ee…
Read More » -
Wararka
Da’diisa iyo tirada koobabka ee uu qaaday!
(Madrid) 19 Dis 2017. Raphael Varane waxa uu haystaa QAANAD weyn oo koobab badani ku jiraan marka laga yimaado da’diisa oo…
Read More » -
Spain
“Waxaan rajaynayaa inaan 0-4 uga adkaano Real Madrid, xitaa 0-1 ka dayrin mayno”
(Barcelona) 19 Dis 2017 Ivan Rakitic ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay la ciyaarayso Real Madrid sabtiga. Laacibka reer…
Read More »