Day: December 18, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Shan waxyaabood oo laga bartay kulankii G/Benadir iyo Puntland
(Muqdisho) 18 Dis 2017. Kulankii ugu xiisaha badnaa, dabcan, ugu yaraan sidii la wada filayey, fiinaalihii oo soo hormaray dadka qaar…
Read More » -
Soomaaliya
Puntland oo ballanqaadkii ugu heerka sarreeyey ka heshay ganacsato….(Muxuu yahay?)
(Muqdisho) 18 Dis 2017. Kooxda Kubadda Cagta ee mataleysay Puntland oo maanta u soo baxday kama dambeysta tartanka Maamul Gobolleedyada (Somalia’s…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Benfica oo gooysey beeca lagu fasixi karo daafaca Alex Grimaldo
(Napoli) 18 Dis 2017 – Atletico Madrid ayaa weli ku dheggan Sime Vrsaljko, balse Napoli ayaa durba bilowday inay beddelkiisa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Gattuso oo kaddib guuldarradii shalay ku sigtay inuu casilo!
(Milano) 18 Dis 2017 – Weriye ka tirsan warsidaha Mediaset ayaa sheegaya in Gennaro Gattuso uu ku hanjabey inuu iscasilayo…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Everton vs Swansea – LIVE (Shaxda sugan)
📋 | Tonight’s #EFC XI and subs to face @SwansOfficial… COYB! #EFCmatchday pic.twitter.com/O5bhEqVBgZ — Everton (@Everton) 18 december 2017 Everton…
Read More » -
Spain
Shaxda tababare Zidane uu u diyaarsaday El-clasico oo la helay (Bale ma ku soo bilaaban doonaa?)
(Madrid) 18 Dis 2017 Marca ayaa daaha ka qaaday shaxda tababare Zidane uu ku soo bilaabayo kulanka sabtiga ee Barcelona. Tababaraha…
Read More » -
Spain
“Waa jib kuma ahan Barcelona inay u sacabtunto Real Madrid” – Madaxwaynaha La Liga oo hadlay
(Madrid) 18 Dis 2017 Javier Tebas oo ah madaxwaynaha La Liga ayaa ka hadlay sacabtumida laga sugayo Barcelona. Real Madrid ayaa…
Read More » -
Spain
Marcelo oo Madrid ka raadinaya GURIGII uu dagi lahaa Neymar
(Madrid) 18 Dis 2017 Daafaca reer Brazil ee Marcelo ayaa magaalada Madrid ka raadinaya gurigii uu dagi lahaa Neymar. Marcelo ayaa…
Read More » -
Spain
Messi oo ku guulaystay laba abaal marin iyo Real Madrid oo aan la arag (Marca oo bixisay abaal marinteeda sanadlaha ah)
(Madrid) 18 Dis 2017 Wargayska Marca ayaa bixiyay abaal marinada horyaalka Spain ee xiliciyaareedkii 2016/2017. Lionel Messi ayaa ku guulaystay abaal…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRO XUL AH: Yacquub oo Finalka geeyay Puntland
(Muqdisho) 18 Dis 2017. Banaadir ayaa sanadkii labad oo xiriir ah lagu reebay warega afar dhamaadka tartanka maamul goboleedyada ee ka…
Read More »