Ka Bogo sida uu Ronaldo u noqday Laacibka ugu Goolasha badan Taariikhda Club World Cup

Real Madrid forward Cristiano Ronaldo receives the Golden Ball trophy after winning the Club World Cup football final match between Kashima Antlers of Japan and Real Madrid of Spain at Yokohama International stadium in Yokohama on December 18, 2016. / AFP / KAZUHIRO NOGI (Photo credit should read KAZUHIRO NOGI/AFP/Getty Images)

(Europe) 17 Dis 2017. Kaddib labadii gool uu Cristiano Ronaldo u dhaliyay Real Madrid Semi Final kii iyo Final ka Club World Cup ayuu ku noqday laacibka ugo goolasha badan ebid tartankan.

Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa heystay Rikoodhkan balse xiddiga reer Portugal ayaa hadda hogaanka ka qabsaday.

Ronaldo ayaa Koobka Kooxaha Adduunka ka dhaliyay 7-gool taa oo ka dhigeysa kii ugu goolasha badnaa ebid.

Haddaba halkan ka Aqriso sida uu goolasha u kala dhaliyay:

18/12/2008: Gamba Osaka 3 – Manchester United 5 (Cristiano: one goal).

15/12/2016: América 0 – Real Madrid 2 (Cristiano: one goal).

18/12/2016: Kashima Antlers 2 – Real Madrid 4 (Cristiano: three goals).

13/12/2017: Al Jazira 1 – Real Madrid 2 (Cristiano: one goal).

16/12/2017: Gremio – Real Madrid (Cristiano: one goal).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close