Real Madrid oo Taariikh dhigtay kaddib markii ay ku guuleystay Club World Cup…SAWIRRO

(Abu Dhabi) 16 Dis 2017. Real Madrid ayaa soo xareystay Club World Cup kaddib markii ay 1-0 uga adkaatay naadiga Gremio, waana kooxdii ugu horreysay ebid ee labo jeer oo is xigta ku guuleysata koobkan.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0.

Balse markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta daqiiqadii 53-aad, Cristiano Ronaldo ayaa goolka u dhiibay Real Madrid.

Wuxuu dhaliyay Free Kick oo cajiib ah kaa oo noqday kii 34-aad uu kooxda u dhaliyo.

Sidoo kale Goolka ayaa Ronaldo uga dhignaa kiisii 7-ad uu ka dhaliyo Koobka Kooxaha adduunka waana midka ugu goolasha badan taariikhda koobkan oo wuxuu iska reebay Messi iyo Suarez oo lahaa min shan gool.

Los Blancos ayaa taariikh dhigtay kaddib markii ay noqotay kooxdii ugu horreysay Taariikhda ee difaacata Koobka Kooxaha adduunka amaba haddii si kale loo dhoho kooxdii ugu horreysay oo labo jeer oo is xigta ku guuleysata.

SAWIRRO:

Gremio goalkeeper Marcelo Grohe could do nothing to prevent Ronaldo's effort from nestling into the left-hand corner

crrr

Cristiano Ronaldo celebrates with Madrid team-mate Casemiro after putting his side ahead early on in the second period

Spanish midfielder Isco runs with the ball as the Spanish giants searched for a second goal to relieve some pressure

Madrid left back Marcelo tries to dribble away from compatriot and Gremio midfielder Jailson during the final

A couple of Madrid and Gremio supporters are pictured clashing in the stands on Saturday afternoon

The 32-year-old lines up the free-kick with his hands behind his back with the scoreline at 0-0 on Saturday

Ronaldo then goes over to celebrate with substitute Lucas Vazquez after netting his first free-kick since January 25

The five-time Ballon d'Or winner is mobbed by his team-mates as Madrid fans celebrate in the stands behind them

Madrid president Florentino Perez, Diego Maradona and Gianni Infantino embrace as they watched from the stands

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close