MUUQAAL: Daawo Dabaal Daga Real Madrid iyo sida loo guddoonsiiyay Club World Cup

DRMNNtAX4AAT84N

(Abu Dhabi) 16 Dis 2017. Real Madrid ayaa markii saddexaad loo caleemo saaray koobka kooxaha adduunka kaddib markii ay gool madi ah kaga adkaadeen Gremio.

Ronaldo ayaa goolka dhaliyay kaa oo ahaa Free Kich shidan.

Haddaba DAAWO Dabaal daga Real Madrid iyo sida loo guddoonsiyay Club World Cup:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close