Maxaa ka jira in Jose Mourinho uu doonayo David Luiz?

David-Luiz-of-Chelsea-smiles-before-kick-off-during-the-Emirates-FA-Cup-semi-final-match-between-Che

(Manchester) 16 Dis 2017. Waxaa lagu soo warramayaa in Jose Mourinho uu doonay o saxiixa daafaca aan cagaha adag aan ku taagneyn  ee Chelsea – David Luiz bisha Janaayo.

Man United waxaa laba ama saddex bilood ka maqnaan doona Eric Bailly kaas oo dhawaan qalliin gali doona.

Marcos Rojo waxa uu qabaa dhaawac madaxa ah halka Phil Jones laga walaacan yahay ilaa iyo inta uu taam ahaan karo caadiyan.

Sida ay qoreyso Daily Star, Mourinho waxa uu darsadaa xaaladda Luiz ee Chelsea kaas oo aan ilaa iyo bishii October u safan Blues.

Luiz waxa ay is fahan waa ku saabsan kaartada dhexmaray Conte walow hadda maqnaashiisa loo aaneeyey dhaawac ruugga ah.

Luiz waxa uu 2016  dib uga soo biiray Chelsea kooxda Paris Saint-Germain.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close