Ma aragtay sida uu iska dhigay Didier Drogba?..(Eeg SAWIRKA hana QOSLIN)

ft

(England) 16 Dis 2017. Rugcadaagii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa Instegram kiisa ku soo muujiyay muuqaal cusub uu yeeshay kaddib markii uu tinta iska xiiray oo uu BASAYUUL iska dhigay.

Saaxiibkii hore ee Blues John Terry ayaa durba ku maadeystay habka cusub uu tinta u sameystay Drogba.

39-jirka ayaa sawirkiisa xiiran soo raaciyay qoraal yar oo u dhacaya:

“15/12/2000 waxay ahayd bilowga. 15/12/2017 Born waa aniga cusub.”.

Terry oo durba ka jafay saaxiibkii ayaa yiri: “Walaalkey waxad u egtahay sida qof aad u cusub.”.

EEG sida uu iska dhigay Drogba:

 Didier Drogba has shown off his new bald look on Instagram

 John Terry was quick to poke fun of his former Chelsea team-mate

Gool FM.                   

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close