Day: December 16, 2017
-
Bannaanka Garoonka
XOG: Liete Kakà oo ciyaaraha ka fariisanaya iyo xil Milan uga diyaarsan!
(Sao Paolo) 16 Dis 2017 – Sida uu qorayo warside Brazilian ah oo “Uol Esporte” la yiraahdo, Kakà ayaa la sheegayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CEEBEEY TACAAL: Ronaldo kaligii ayaa ka Koobab badan Barcelona
(Europe) 16 Dis 2017. Ronaldo ayaa caawa Real ka caawiyay inay ku guuleysato Club World Cup kaddib markii uu dhaliyay…
Read More » -
Aasiya
MUUQAAL: Daawo Dabaal Daga Real Madrid iyo sida loo guddoonsiiyay Club World Cup
(Abu Dhabi) 16 Dis 2017. Real Madrid ayaa markii saddexaad loo caleemo saaray koobka kooxaha adduunka kaddib markii ay gool…
Read More » -
England
Man City oo ka talaabsatay Tottenham….+SAWIRRO
(Manchester) 16 Dis 2017. Guardiola iyo xarfaantiisa ayaa weli loo heli la’yahay cid joojisa kaddib markii ay 4-1 uga talaabsadeen…
Read More » -
Spain
Luka Modric oo ku guulaystay laacibkii ugu fiicnaa koobka kooxaha adduunka ee 2017
(Abu Dhabi) 16 Dis 2017 Luka Modric ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa koobka kooxaha adduunka ee 2017 lagu qabtay imaaraadka.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AS Roma vs Cagliari 1-0 (Roma oo ku ribixday guul ay u rafaadday)
Roma: Alisson; Florenzi, Manolas, Fazio, Kolarov; Nainggolan, De Rossi, Pellegrini; Schick, Dzeko, Perotti Cagliari: Cragno; Romagna, Pisacane, Andreolli; van…
Read More » -
Aasiya
Real Madrid oo Taariikh dhigtay kaddib markii ay ku guuleystay Club World Cup…SAWIRRO
(Abu Dhabi) 16 Dis 2017. Real Madrid ayaa soo xareystay Club World Cup kaddib markii ay 1-0 uga adkaatay naadiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma aragtay sida uu iska dhigay Didier Drogba?..(Eeg SAWIRKA hana QOSLIN)
(England) 16 Dis 2017. Rugcadaagii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa Instegram kiisa ku soo muujiyay muuqaal cusub uu yeeshay…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo taariikh kale ka sameeyay CAAWA koobka kooxaha adduunka
(Abu Dhabi) 16 Dis 2017 Cristiano Ronaldo ayaa goolka koowaad u dhaliyay kooxdiisa Real Madrid kulanka Final-ka koobka kooxaha adduunka. Goolkaas…
Read More » -
Champ' League
“Waa inaan garaacnaa Real Madrid” – Marco Verratti
(Paris) 16 Dis 2017 Laacibka qadka dhexe ee PSG ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay la ciyaarayso Real Madrid wareega 16-ka.…
Read More »