Taageerayaasha Bayern Munich oo ku kacsan kooxdooda (Maxaa halaysan)

Image result for Uli Hoeness and fans

(Munich) 15 Dis 2017 Taageerayaasha Bayern Munich ayaa ku kacay maamulka kooxdooda kadib markii lagu qaaliyeeyay tikidhada lagu galayo garoonka Allianz Arena.

Bayern Munich ayaa ku kordhisay tikidhada Allianz Arena 20 euro, taageerayaasha ayaana ka hor yimid arinkaas.

Image result for Uli Hoeness and fans

Taageerayaasha ayaa kor u qaaday boorar lagu soo sawiray madaxwaynaha kooxda oo lacag ka lisaya taageerayaasha kulankii FC Koln.

Sidoo kale taageerayaasha ayaa xiliciyaareed kaan dhawr jeer ka cabtay garoomada kooxaha PSG iyo Anderlecht oo lagu galayay lacag badan.

Kulankii kooxdu ay u safartay PSG, taageerayaasha ayaa soo bandhigay boor lagu qoray: “Ma nihin Neymar” iyaga oo ula jeedo inaysan haysan lacagta lagu soo galayo garoonka.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close