SAWIRRO XUL AH: Puntland oo kullankii labaad bar baro gashay iyo …….

(Muqdisho) 15 Dis 2017.Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta labaad ugu soo baxday guruubka B.

Ciyaar xiiso badan ayaa Puntland iyo Koofur Galbeed waxa ay ku yeesheen garoonka Koonis, iyadoo qeybtii hore lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineyso Koofur Galbeed,waxaana u dhaliyay xiddiga daafaca ee Cabdulaahi Xasan.

Dadaal xoogan ay sameysay Puntland qeybtii labaad ee ciyaarta ayay la timid goolka bar baraha taa oo u suuro galiyay inay ugu soo gudbaan Semi Final ka tartanka,waxaana u dhaliyay xiddiga Maxamuud Maxamed.

Koofur Galbeed ayaa kaalinta koowad uga soo baxday Group ka B waxa ayna ku dhici doontaa midkood Galmudug iyo Jubbaland, halka ay Puntland ku soo baxday labaad iyadoo ku dhacday Banaadir, xilli tartanka ay isaga hartay Hirshabeele.

855A9830 IMG_2303 IMG_2307 IMG_2309 IMG_2311 IMG_2316 IMG_2317 IMG_2323 IMG_2326 IMG_2327 IMG_2328 IMG_2330 IMG_2333 IMG_2334 IMG_2335 IMG_2338 IMG_2339 IMG_2344 IMG_2345 IMG_2347 IMG_2350 IMG_2351 IMG_2356 IMG_2358 IMG_2362 IMG_2364 IMG_2365 IMG_2367 IMG_2373 IMG_2374 IMG_2378 IMG_2382 IMG_2396 IMG_2401 IMG_2402 IMG_2405 IMG_2414 IMG_2430

Sawir Qaade: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close