Qorshe ay wado Inter oo Mauro Icardi u sii dhawaynaya Real Madrid

Icardi

(Milan) 15 Dis 2017 Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in kooxdiisu aysan diyaar u ahayn inay la soo wareegto weerar yahan cusub suuqa janaayo.

Laakiin Inter ayaa samaysay qorshe muujinaya in bisha janaayo ay Real Madrid ka iibinayaan weerar yahankooda reer Argentina ee Mauro Icardi.

Image result for Belotti Harry Kane

Inter ayaa diirada saaratay durbadiiba laba weerar yahan si ay ugu buuxiso booska uu banaynayo Mauro Icardi.

Kooxda reer talyaani ayaa doonaysa inay soo xerogaliso Harry Kane iyo Andrea Belotti suuqa bisha janaayo.

Waxaana la ogaaday in qorshaha kooxdu ay ku doonayso labadaan weerar yahan inay cadaynayso in Icardi uu ku sii jeedo Real Madrid.

Image result for Belotti Harry Kane

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close