Day: December 15, 2017
-
England
Zinedine Zidane oo ka hadlay saxiixa Mohamed Salah
(Abu Dhabi) 15 Dis 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay saxiixa weerar yahanka Liverpool ee Mohamed Salah.…
Read More » -
France
“Neymar waa diyaar” – Unai Emery oo sheegay in laacibka reer Brazil uu taam u yahay kulanka Rennes
(Paris) 15 Dis 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay taam ahaanshaha Neymar ee kulanka habeen dambe. Neymar ayaa…
Read More » -
Italy
Qorshe ay wado Inter oo Mauro Icardi u sii dhawaynaya Real Madrid
(Milan) 15 Dis 2017 Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in kooxdiisu aysan diyaar u ahayn inay la soo…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Puntland oo kullankii labaad bar baro gashay iyo …….
(Muqdisho) 15 Dis 2017.Puntland ayaa mar kale bar baro heshay, waxaana ugu dambeyn ay xaqiijisay in ay kaalinta labaad ugu…
Read More » -
Germany
Taageerayaasha Bayern Munich oo ku kacsan kooxdooda (Maxaa halaysan)
(Munich) 15 Dis 2017 Taageerayaasha Bayern Munich ayaa ku kacay maamulka kooxdooda kadib markii lagu qaaliyeeyay tikidhada lagu galayo garoonka Allianz Arena.…
Read More » -
France
Neymar oo u sheegay asxaabtiisa PSG kooxda uu ku biirayo suuqa xaggaaga ee 2018
(Paris) 15 Dis 2017 Neymar ayaa u sheegay asxaabtiisa PSG kooxda uu doonayo inuu ku biiro suuqa kala iibsiga ee dhamaadka…
Read More » -
England
Chelsea oo dalab wayn ka sugaysa Manchester United (Mourinho oo doonaya Willian)
(Manchester) 15 Dis 2017 Machester United ayaa si wayn u doonaysa laacibka keydka ka galay Chelsea ee Willian sida ay baahisay Daily…
Read More » -
Spain
Xulka Spain oo laga yaabo in laga saaro koobka adduunka ee 2018 (Maxaa dhacay?)
(Madrid) 15 Dis 2017 Xulka qaranka Spain ayaa wajahaya dhibaato culus kadib markii loogu hanjabay in laga saarayo koobka adduunka ee…
Read More » -
Ameerika
John Cena oo kala doortay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo
(Europe) 15 Dis 2017. Waa ma dhammaato dooda ah kee wacan Ronaldo iyo Messi oo hadba qofbaa dhinac u jiida.…
Read More » -
Spain
Real Madrid ayaa ku guulaysanaysa koobka kooxaha adduunka (Ogoow sababta)
(Abu Dhabi) 15 Dis 2017 Real Madrid ayaa habeen dambe la ciyaareysa kooxda Gremio final-ka koobka kooxaha adduunka. Real Madrid ayaa…
Read More »