Man City Waa Boqorka Guulaha ee Premier League

SWANSEA, WALES - DECEMBER 13:  Manchester City goalscorer David Silva (c) celebrates his opening goal with team mates during the Premier League match between Swansea City and Manchester City at Liberty Stadium on December 13, 2017 in Swansea, Wales.  (Photo by Stu Forster/Getty Images)

(England) 14 Dis 2017. Kaddib guushii 4-0 ay xalay ka gaareen Swansea City, Manchester City ayaa Rikoodh kale oo cusub u dhigtay Premier League.

Wiilasha Guardiola ayaa gaaray guushii 15-aad oo xiriir ah waana guulihii ugu badnaa ee is xiga iyadoona jabisay Rikoodhkii Arsenal ee ahaa 14.

Man City ayaa guulaha is xig xiga ay gaartay waxaa ka mid ah 5-0 ay ku martay Liverpool, gool madi ah ay ku nustay Chelsea iyo ciyaartii dhawaan ee Derby Manchester ay 2-1 uga adkaatay kooxda Jose Mourinho.

Tijaabada xigta ay Man City mari doonto ayaa ah marka ay la ciyaareyso Tottenham.

EEG Kooxaha Guulaha ugu badan ee xiriirka ah gaaray Premier League.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close