AC MILAN VS INTER MILAN: Labada kooxood oo 23-ka bishan ku ballansan Coppa Italia (Imisa jeer ayay kulmeen?)

(Milano) 14 Dis 2017 – Kooxaha Milanese-ka ah ee AC Milan iyo Inter ayaa usoo wada gudbey wareegga 8-da ee Koobka Talyaaniga ee TIM Cup.

Haddaba, labadan kooxood ayaa sidaa ku muddaystey kulan kale oo xiise leh oo ah Derby Milano kaasoo ay yeelan doonaan 27-ka bishan Diseembar.

Haddaba, imisa jeer ayay camaaliqooyinka San Siro ku kulmeen Coppa Italia?

Labadan kooxood ee Milan iyo Inter ayaa Koobka Talyaaniga ku kulmay 23 kulan oo ay sidan ugu kala bexeen: 9 jeer waxaa badisay Rossoneri, 7 jeer waa barbarro, halka ay 7 jeer adkaatay kooxda Nerazzurri.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close