Day: December 14, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Messi oo damacsan Qorshe uu isaga reebayo Ronaldo
(Europe) 14 Dis 2017. Lionel Messi ayaa damacsan qorshe uu isaga reebayo Cristiano Ronaldo isla markaana ugu caddeynayo inuu isagu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Morata iyo Xaaskiisa oo u adeegaya Canug aan weli u dhalan
(London) 14 Dis 2017. Dhaliyaha Chelsea Alvaro Morata ayaa dhawaan uun shaaca ka qaaday inay uur u leedahay xaaskiisa Alice…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: SS Lazio vs Cittadella – LIVE (Shaxda sugan)
Lazio: Strakosha; Wallace, De Vrij, Patric; Basta, Murgia, Leiva, Lukaku; Milinkovic-Savic; Felipe Anderson, Immobile Kaydka Lazio: Guerrieri, Vargic, Luiz Felipe,…
Read More » -
Spain
Ramos oo Libaax Badeed siinaya Pique…(SAWIRRO MAAD LEH)
(Abu Dhabi) 14 Dis 2017. Xarfaanta xariifka ku ah Photoshops ayaa sidey doonaan u dhigeen Sawir uu dhawaan Sergio Ramos…
Read More » -
Ameerika
Ronaldinho oo ku biiraya siyaasada dalkiisa Brazil (Halkee ayuu ka galayaa siyaasada?)
(Minas Gerais) 14 Dis 2017 Halyeeyga reer Brazil ee Ronaldinho ayaa go’aansaday inuu ku biiro Senedka dalkiisa sida ay baahisay O Globo.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Jawaabtaasi gabar yar kuma habboona” – Bonucci oo la waydiiyay wixii Juve kasoo waday!
(Milano) 14 Dis 2017 – Leonardo Bonucci ayay gabar yari waydiisey sababta ku xambaartay inuu Milan usoo waydaarto kooxdiisii hore…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HUBAAL: Horyaalka Faransiiska oo fasal-ciyaareedka xiga hirgelin doona hannaanka VAR
(Paris) 14 Dis 2017 – Horyaalka Faransiiska ee Ligue 1 ayaa isna kusoo biiray horyaallada fasal-ciyaraeedka xiga adeegsan doona farsamada…
Read More » -
AC MILAN VS INTER MILAN: Labada kooxood oo 23-ka bishan ku ballansan Coppa Italia (Imisa jeer ayay kulmeen?)
(Milano) 14 Dis 2017 – Kooxaha Milanese-ka ah ee AC Milan iyo Inter ayaa usoo wada gudbey wareegga 8-da ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: AC Milan oo qandaraaska u kordhisey daafaca Davide Calabria
(Milano) 14 Dis 2017 – AC Milan ayaa ku dhawaaqday inay qandaraaska u kordhisey muluqa dadadba midig ee Davide Calabria…
Read More » -
England
Jack Wilshere oo sheegay in Arsenal aysan wadin Olole ay uga saxiixayso heshiis cusub
(London) 14 Dis 2017 Laacibka qadka dhexe ee Arsenal ayaa si maldahan u muujiyay inuusan ku qanacsanayn hab dhaqanka kooxdiisa. Wilshere…
Read More »