EEG: Ronaldo oo isku dayey in uu Bale ka boobo gool!

Emirates Soccer Club World Cup

(Abu Dubai) 13 Dis 2017. Gareth Bale waxa ay mar kale cadeeyey in uu yahay SHAQSIGA kulamada waa weyn ee Real Madrid.

Kaddib markii ay si lama filaan ah kulankii afar dhammaadka Club World Cup ay Al Jazira goolka kala hormartay, Real waxa ay waday dhabbihii ay isaga so gudi lahayd.

Ronaldo ayaa goolka bar baraha dhaliyey laakiin midkii labaad ma imaan xilli uu qoriga laba jeer ku dhuftay Karim Benzema.

Gareth Bale oo daqiiqadii 80aad bedel ku soo galay –  waxa uu ilbiriqsiyo yar kaddib haleelay shabaqa.

Laakiin Kubadda oo u sii siibaneysa jihada goolka –  Ronaldo oo taagan dhawr yardi uun meel u jirta diilinta u dhexeysa labada qori – ayaa isku dayey in uu sheegto goolka kaddib cirib yar ooo boodkiisa ah uu ku sii taabtay.

Real Madrid's Welsh forward Gareth Bale

But with the ball zipping towards goal, Ronaldo – standing just a couple of yards off the line – tried to claim the goal for himself with a little flick with the inside of his boot.

CR7 uma suuragalin in – taas oo keentay in Bale sheegto goolka dibna isugu suntay astaantiisii ahayd HALYEYGA Real Madrid ee kulamada waa weyn.

FIFA Club World Cup Semi Final - Al Jazira vs Real Madrid

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close