Alonso oo wax walba kaaga sheegaya qorshihii uu Mourinho u diyaarin jiray si loo celiyo Messi!

BARCELONA 12/13 REAL MADRID 12/13 SUPERCOPA DE ESPAÑA 12 ESPAÑA

(Madrid) 13 Dis 2017. Kaddib markii uu ku qaatay Kubadda Cagta Spain mid ka mida waayihiisii ugu hadal haynta badnaa taariikhda, Xabi Alonso waxa uu si sahal ah uga fariistay dheesha, waqtigiisii Real Madrid waxa ay Clasico hayad kuwii ugu la yaabka badnaa, hadda waxa uu ka sheekeeyey qorsheyaashii uu Jose Mourinho ku celin jiray Lionel Messi.

Alonso waxa ay ka soo horjeeday Pep Guardiola in muddo ah laakiin waxaa dadka ka yaabiyey markii uu tababaraha reer Spain uu ku biiriyey kooxdiisii Bayern Munich.

15131756479410

“Messi mashaqo badan ayuu ii baday, aniga, Mourinho iyo Sergio Ramos aad ayey uga hadli jiriin isaga,” ayuu u sharraxay Ecos Balne oo uu wareysi siinayey.

“Kaliya waxaan xakameyn jirnay Messi marka aan anigu raacayo.

“Boosas ayaa u hurnay si aan u raacno, laakiin marka aan xakameyo Messi kulanku waxa uu noqon jiray mid dheelitiran.”

Marka laga yimaado xifaaltankii darnaa ee laba naadi, waxaa jiray dareen ah in midba tan kale qurxin jirtay.

Waxa uu ku tilmaamay xiddigii hore ee Liverpool.

“5-0 caanka ahayd waxa ay naga dhigtay mid aan wax badan ku bedelno.

“Waqtigaas diyaar uma aynaan ahayn in aan loolanno, sanad kaddib waan noqonay.

“Barcelona awood ayey lahayd, laakiin gabagabadii 2011 waxaan ogeyn in aan afar dhaq dhaqaaq uga badin karno cid walba.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close