DAAWO: Gool aan innaba caadi ahayn uu Shalay dhaliyay Radamel Falcao

fal

(France) 13 Dis 2017. Weeraryahankii ku fashilmay Premier League ee Falcao ayaa muujiyay inaysan weli ka dhammaan tan iyo sidii uu ugu dhaqaaqay horayalka Fransiiska gaar ahaan naadiga Monaco.

Xiddiga reer Colombia ayaa bartanka garoonka ka dhaliyay gool waali ah ciyaartii ay 2-0 uga adkaadeen Caena kulan ka tirsanaa France League Cup oo ay ugu gudbeen quarter-finals.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close