DAAWO: 4 laacib oo AC Milan ah iyo 4 Japanese ah oo iidheh cajiiba isla sameeyay

(Osaka) 12 Dis 2017 – Kooxda AC Milan ayaa heshiis iidheh oo muddo dheer soo jirey kula jirta sharikadda taayarrada farsamaysa ee Toyo Tires, oo ka mid ah sponsors-ka Milan maalgeliya.

Haddaba, waxaa soo baxday iidheh cusub oo ay afar laacib oo Milan ihi u sameeyeen sharikaddaasi kuwaasoo kala ah Rossoneri Montolivo, Ricardo Rodriguez, André Silva iyo Calhanoglu.

Meesha iidhehda lagu sameeyay waa magaalada Osaka, halkaasoo ay 4-tan laacib ee Milanese-ka ihi ku wajeheen 4 dhiggooda ah oo ka tirsan kooxda Japanese-ka ah ee Gamba Osaka.

Hoos ka dheeho MUUQAALKA.

 b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close