RASMI: Maxamed Saalax oo ku guuleystay jaa’isadii laacibka Africa ee BBC-da

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2017-12-04 17:38:46Z | http://piczard.com | http://codecarvings.comÿö¯‘ÄO

(London) 11 Dis 2017. Maxamed Saalax waxa uu tartanka uga guuleystay xiddigo ay ka mid yihiin Sadio Mane iyo Pierre-Emerick Aubameyang.

Xiddigga Liverpool ayaa ololihii hore bandhig il qabad le ku muujiyey Serie A-ga oo uu Roma ku matalayey.

Yeelkeede, waxa uu si lama filaan ah uga soo dhalaalay Premier League-ga isaga oo hogaaminaya gool dhalinta horyaalka.

Maxamed Saalax waxaa intaa u dheer in uu gacan libaax ka qaatay u soo bixiddii Koobka Aduunka ee Masar.

apoty_u807a1jjj3v31sw1j5045g5vg

Laacibiinta tartanka kula jiray waxaa sidoo kale ka mida Victor Moses oo Chelsea iyo Nigeria matala.

Abaalmarinta BBC-da ayaa sanad walba la bixiyaa waxaana hanta xiddigga qaaradda Africa ugu wacnaa markaas.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close