EPL: Man City oo sii dheereysatay hogaanka horyaalka kadib guul ay ka gaartay United +SAWIRRO

(Manchester) 10 Dis 2017 Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa guul muhiim ah ka gaartay Manchester United, waxayna uga adkaatay 1-2.

Ciyaarta ayaa ku bilaabatay weerar iyo weerar celis labada dhinac ah, Sane ayaana ku dhawaaday inuu hogaanka u dhiibo kooxdiisa laakiin goolhaye De Gea ayaa banaanka isaga tufay kubadda.

Nicolas Otamendi was the hero as his acrobatic effort from close range sealed a 14th victory in a row for Manchester City

43 daqiiqo Silva ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Man City kadib markii uu daba mariyay goolhaye De Gea kubadd ka timid koornada, wuxuuna ka dhigay natiijada 0-1.

Rashford ayaa isla markiiba goolka barbaraha u dhaliyay kooxdiisa kadib markii uu ka faa’idaystay qalad ay sameeyeen daafacyada City, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-1.

Qaybtii hore ayaana lagu kala nastay 1-1.

Silva celebrates with his team-mates as Manchester City take the lead during a dominant first-half display at Old Trafford

Qaybtii dambe, Man City ayaa la soo baxday qaab ciyaareed ka fiican qaybtii hore, waxayna ku dhawaadeen inay qabtaan hogaanka.

54 daqiiqo Otamendi ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa kadib markii uu ka faa’idaystay qalad uu sameeyay Lukaku, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-2.

Ciyaarta ayaana ku soo idlaatay 1-2 oo ay guushu ku raacday Manchester City oo haatan 11-dhibic ku qabatay hogaanka horyaalka.

Manchester United players make their way to their starting positions with dejected demeanours after conceding a second

Romelu Lukaku and Juan Mata look on in disbelief after City goalkeeper Ederson manages to save their close-range shots

Manchester City's corner deflected off United striker Romelu Lukaku and fell the the feet of Silva, who finished the chance

David de Gea and his Manchester United defenders look to the linesman for an offside call, but Silva was several yards onside

England international Marcus Rashford buried a chance after Manchester City's Fabian Delph failed to control a wayward pass

Rashford is congratulated by his Manchester United and England team-mate Jesse Lingard following his equaliser

Otamendi was gifted the chance to put City back into the lead after Lukaku's clearance bounced off a crowd of players

Manchester City goalkeeper Ederson keeps them in the lead with a dramatic point-blank save from striker Lukaku

The goalkeeper got back on his feet within moments to deny a follow-up shot from Manchester United star Mata

Manchester City manager Pep Guardiola shakes hands with his United counterpart Mourinho before the match kicks off

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close