Day: December 10, 2017
-
England
Courtois oo ay isaga ka go’do ka talinta aayihiisa
(London) 10 Dis 2017. Mustaqbalka goolwalaha Chelsea Thibaut Courtois ma aha mid MEEL SAARAN marka ay timaado in su’aasha ah in…
Read More » -
Spain
Ramos oo daaha ka rogay Saxiixa ugu horreeya ay Real Madrid sameynayso Janaayo
(Madrid) 10 Dis 2017. Sergio Ramos ayaa saaxiibkiisa u dhow ee Isco u sheegay in la dhammeystiray heshiiska ugu horreeya…
Read More » -
England
Mourinho oo ku eedeeyay City inay ku socoto NASIIB iyo go’aanada garsoorayaasha
(Manchester) 10 Dis 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay guul daradii caawa dhabarka loo saariyay kooxdiisa.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: AC Milan vs Bologna 2-1 (Milan oo gurigeeda ku badisay 2 bilood kaddib)
Milan: G Donnarumma; Abate, Musacchio, Bonucci, Rodriguez; Kessia, Montolivo, Bonaventura; Suso, Kalinic, Borini Bologna: Mirante; Torosidis, Gonzalez, Helander, Masina; Donsah, Pulgar, Nagy;…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Villarreal vs Barcelona 0-2
Villarreal – Barcelona Villarreal – Barcelona Villarreal – Barcelona Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Manchester United vs Manchester City 1-2 (Man U oo mininkeeda lagu maray)
Manchester Utd: De Gea, Valencia, Smalling, Rojo, Young, Ander Herrera, Matic, Martial, Lingard, Rashford, Lukaku Kaydka: Lindelof, Jones, Mata, Ibrahimovic,…
Read More » -
England
EPL: Man City oo sii dheereysatay hogaanka horyaalka kadib guul ay ka gaartay United +SAWIRRO
(Manchester) 10 Dis 2017 Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa guul muhiim ah ka gaartay Manchester United, waxayna uga adkaatay 1-2. Ciyaarta…
Read More » -
England
Mourinho oo wadahadal xasaasi ah la yeeshay Marouane Fellaini (Muxuu kala hadlay?)
(Manchester) 10 Dis 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa wadahadal xasaasi ah la yeeshay laacibkiisa Marouane Fellaini. Qandaraaska Marouane Fellaini…
Read More » -
England
Wenger oo ka hadlay dhaawaca Aaron Ramsey (Imisa ayuu maqnaanayaa?)
(London) 10 Dis 2017 Tababaraha Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay dhaawaca laacibka reer Wales ee Aaron Ramsey. 26 jirkaan ayuu…
Read More » -
England
EPL: Liverpool iyo Everton oo barbaro ku kala baxay + SAWIRRO
(Liverpool) 10 Dis 2017 Kooxaha Liverpool iyo Everton ayaa ku kala baxay barbaro 1-1 ah xili uu shabaqa soo taabtay Mohamed…
Read More »