SAWIRRO: Kabaha u fududeeyey Ronaldo in uu ku guuleysto Ballon d’Orkiisa shanaad!

(Masdrid) 08 Dis 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu ku guuleystay xalay Ballon d’Orkiisii shanaad .

Kabtanka Portugal waxa uu kaga adkaaday jaa’isada dahabka ah Messi oo booska labaad galay iyo Neymar oo galay kaalinta saddexaad.

Hadaba waxyaabihii u sahlay Ronaldo in uu helo Ballon d’Orkiisii shanaad waxaa ka mid kabihii uu ku dheelayey.

Ronaldo waxa uu la qaaday Real Madrid koobab badan oo ay La Liga iyo Champions League-ga.

DAAWO SAWIRADDA KABAHA RONALDO UU KU QAADAY BALLON D’ORKIISII SHANAAD

Kab 1

k2 kab3 kab4

kab5 kab6 kab7

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close