Day: December 8, 2017
-
Bannaanka Garoonka
JUVE VS INTER: Kooxda Juventus oo 22-nin u xushay kulanka habeen dambe ee Derby D’Italia
(Torino) 08 Dis 2017 – Macallinka Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa magacaabay kooxda uu habeen dambe ku wajahayo kooxda Inter,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SERIE A oo shiishka ku haya kaalinta 2-aad ee uu ku jiro horyaalka EPL
(Nyon) 08 Dis 2017 – Niyad jabka Talyaaniga ka raacday ka haritaanka KA2018 oo lagu tilmaamay dhul gariir ciyaareed waxaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
JUVE VS INTER: Kooxda Inter Milan oo 22-nin u xushay kulanka habeen dambe ee Derby D’Italia. (Safafka laga yaabo)
(Milano) 08 Dis 2017 – Macallinka kooxda Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa magacaabay koox ka kooban 22-nin oo berrtitoole…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiriirka Talyaaniga ee kubadda cagta oo ciyaar sagootin ah u agaasimaya Gianluigi Buffon
(Torino) 08 Dis 2017 – Waxaa soo baxaya warar sheegaya inay bisha Juun Talyaanigu ciyaar saaxiibtinnimo ku dheeli doonaan midkood…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gattuso oo beddelaya shacdii ay ku ciyaaraysay AC Milan!
(Milano) 08 Dis 2017 – Gennaro Gattuso ayaa sida lasoo sheegayo u wareegi doona shaxda 4-3-3 isla kulanka ay AC…
Read More » -
England
Antonio Conte oo ka hadlay kulanka Manchester Derby (Kooxdee ayuu taageerayaa?)
(London) 08 Dis 2017 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ka hadlay kulanka axada ee Derby Manchester. Conte ayaa rumaysan…
Read More » -
France
Unai Emery oo ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya Real Madrid
(Paris) 08 Dis 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay wararka Real Madrid la xiriirinaya laacibkiisa Neymar. Unai Emery…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRO XUL AH: Gobolka Banaadir oo dirqi uga badiyay Jubbaland
(Muqdisho) 08 Dis 2017. Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray Jubbaland, kaddib ciyaar xiiso badan oo galabta ka dhacday garoonka…
Read More » -
England
Wenger oo filaya in Manchester City la garaaci doono axada
(London) 08 Dis 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsanyahay in Manchester United ay garaaci karto City. Kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Man Unted vs Man City: Yaa Labis Shidan ka hor kulankooda Axada…+SAWIRRO
(Manchester) 08 Dis 2017. Manchester United ayaa axada Old Trafford ku marti galin doonta Manchester City kulan si wayn loo…
Read More »