Taariikhaha, maalmaha, saacadaha iyo garoomada lagu dheeli doono tartanka M/Gobolleedyada iyo G/Benadir oo la shaaciyey

out

(Muqdishu) 07 Dis 2017. Waxaa maalinta berry ah si rasmi ah sida qorshuhu yahay Muqdishu, caasimadda Soomaaliya uga furmidoona tartanka Maamul Gobolleedyada iyo Gobolka Benadir.

Waa kisii labaad oo noocan ah ee dalka ka dhaca.

Muddo sanad laga joogo ayaa la curiyey tartankan waxaana kii ugu horreeyey si xarago leh ku qaadday m/Gobolleedka Puntland oo kama dambeystii ku dubatay gegida Koonis Jubbaland.

Yeelkeede, waxaa doorkan loo ballansanaa in uu ka dhaco tartanka M/Gobolleedka Juballand oo xuquuqdiisa la siiyey sanadkii hore balse uma suurtagalin arimo dhaqaale darted.

Haddaba hoos waxaad ka arki kartaa sida dhinacyada isu haleeli doonaan, maalmaha, taariikhaha ilaa iyo kulanka kama dambeysta ah ee la dheelayo.

Sidoo kale, waxaad arki dootaan saacaha iyo garoomada lagu dheeli doono.

WAA JADWALKA HAB-RAACA IYO GEEDI SOCODKA TARTANKA M/GOBOLLEEDYADA IYO G/BENADIR.

24852121_1517443085003480_5314555916938705870_n

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close