SAWIRRO: Xafladii Ballon d’Or ee lagu caleemo saaray Cristiano Ronaldo

(Paris) 07 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa abaal marintii 5-aad ee Ballon d’Or caawa lagu guddoonsiiyay Eiffel Tower.

Ma ahan wax ku cusub balse waxaa farxadiisa mid jibaaran ka dhigaya inuu soo bar bareeyay Lionel Messi oo abaal marintan horey u hogaaminayay.

Ronaldo ayaa qoyskiisa la tagay goobta gaar ahaa Hooyadii iyo wiilkiisa curadka ayuu la fuulay Masraxa lagu guddoonsiinayay Ballon d’Or.

Haddaba Daawo Sawirro ku aadan xaflada Kubbada Dahabiga:

vt

rr

Cristiano Ronaldo bagged the Ballon d'Or for a fifth time

Image may contain: 1 person, smiling, standing and indoor

Georgina Rodriguez watches on as her man wins another accolade

Ronaldo and his family were absolutely delighted as he scooped his fifth Ballon d'Or

Cristiano Ronaldo received the award while he was on the Eiffel Tower

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close