KARTUUNKA MAANTA: Cristiano oo isku ”ciyaarsiinaya” Kubadda Dahabiga

(Paris) 07 Dis 2017 – Waxaa markii 5-aad Kubadda Dahabiga ee ay bixiso Majaladda France Football hantay Cristiano Ronaldo oo sidaa kusoo qabtay Leo Messi.

Haddaba, kartuuniistaha wayn ee Omar Momani ayaa durba sameeyay kartuun uu ku cabirayo sida uu Ronie u sacabbaystay koobkan, isagoo ka dhigay sida inuu isku ”ciyaarsiinayo”.

Hoos ka eeg inta jeer ee uu jaa’isadan hantay Mr Cristiano Ronaldo…

🏆 BALLON D’OR 2008
🏆 BALLON D’OR 2013
🏆 BALLON D’OR 2014
🏆 BALLON D’OR 2016
🏆 BALLON D’OR 2017

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close