Ronaldo-YARE oo ugu dambeyn yeeshay bog Instagram ah ugana dhawaaqay in Messi yahay…….?

maxresdefault

(Madrid) 05 Dis 2017. Cristiano Ronaldo, xiddigga Madrid, wiilkiisa – Christianinho waxa uu ku dhawaaqay in Lionel Messi yahay ‘Midka uu ku daydo’.

Ronaldo Jr waxa uu u muuqdaa mid qaadi doona raadka aabihiis, iyada oo uu weeraryahanka Portugal uu inta badan baraha bulshada soo dhigo wiilkiisa oo goolal dhalinaya.

Da’yarka iminka Instagram ayuu leeyahay waxa uuna waxyaabihii ugu horreeyey ee uu soo boosti gareeyey  ay ma muuqdaan GALGACALKA uu u qabo halyeyga Argentina Messi.

Ronaldo Jr appears set to follow in his father’s footsteps, with the Portuguese forward often posting clips of the seven-year-old’s goal-scoring exploits on social media.

Dhigaalkiisa weydiintu saran tahay waxa uu muujinayaa Ronaldo-yare oo kula kulmaya hogaamiyaha Barcelona xafladdii Ballon d’Orkii ugu dambeeyey.

Sidoo kale dhigaalka waxaa la socda fariintiisa oo u dhaceysa sidan: “Waad mahadsantahay kaan ku daydoow, Leo Messi.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close