Isku aadka wareega 16-ka ee Copa del Rey oo la sameeyay, Real oo ku aaday koox jilicsan iyo Barca oo …

(Madrid) 05 Dis 2017 Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka boqorka Spain.

Real Madrid ayaa ku aaday koox jilicsan, waxayna u safraysaa kooxda Numancia halka Barcelona afka loo galshay kooxdii isbuucaan barbaraha ku celisay ee Celta Vigo.

Atletico Madrid ayaa dhankeeda heshay kulan fudud waxayna u safraysaa lugta hore kooxda Esportiu.

Kulamadaan waxaa la ciyaari doonaa 3 iyo 10 bisha janaayo ee 2018.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Formentera vs Alaves.

Esportiu vs Atletico Madrid.

Numancia vs Real Madrid.

Celta Vigo vs Barcelona.

Cadiz vs Sevilla.

Leganes vs Villarreal.

Las Palmas vs Valencia.

Espanyol vs Levante.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close