Dhaawaca xiddigan oo dharbaaxo weyn ku ah Man City kahor kulanka Mancunian Derby ee axadda

884976418

(Manchester) 05 Dis 2017. Khadka dhexe ee Manchester City David Silva waxa haya waqtiga xilli uu halgan ugu jiro sidii uu tam ugu ahaan lahaa Manchester Derby.

31 jirka waxa uu 90 daqiiqo dhammeystay ciyaartii ay City 2-1 uga badisay West Ham isaga oo goola guusha u dhaliyey daqiiqaddii 83-aad.

Ma ahayn mid shaki gali lahaa ka mid ahaanshihiisa safka kowaad ee fooda daraya United balse Guardiola waxa uu sheegay in Spaniard iminka mad madow soo galay xaaladdiisa kahor Muncunian Derby.

Pep waxa uu yiri: ‘Ma garanayo in uu soo kaban doono axadda.’

skysports-premier-league-football-pep-guardiola-manchester-city_3815131iola

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close