Day: December 3, 2017
-
Italy
SAWIRRO & MUUQAAL: Benevento & goolwaleheeda oo Milan rikoodho badan ka jebiyay (Maxay ka yiraahdeen Gattuso & Balotelli?)
(Benevento) 03 Dis 2017 – Kooxda AC Milan ayaa maanta barbarro yax yax leh kala kulantay kooxda yar ee Benevento…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mauro Icardi oo taariikh cusub dhigay & gooldhalinta oo uu qabtay
(Milano) 03 Dis 2017 – Mauro Icardi ayaa sheegay inuusan “haynin erayo ku filan oo uu ku qeexi karo” farxadda…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: US Sampdoria vs SS Lazio 1-2 (Lazio oo markii 1-aad Samp gurigeeda ku dubatey)
Sampdoria: Viviano; Bereszynski, Silvestre, Ferrari, Murru; Barreto, Torreira, Praet; Ramirez; Quagliarella, Duvan Zapata Kaydka: Puggioni, Tozzo, Andersen, Sala, Dodò, Regini,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Manchester City vs West Ham 2-1 (Man C oo dhamaadkii West Ham wartay)
Manchester City – West Ham Manchester City – West Ham Manchester City – West Ham Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Inter Milan vs Chievo 5-0 (Inter oo hoggaanka qabatay)
Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Skriniar, Ranocchia, Santon; Borja Valero, Joao Mario; Candreva, Brozovic, Perisic; Icardi Kaydka: Padelli, Berni, Joao Cancelo,…
Read More » -
England
Kadib guushii CAAWA, Ogoow hal sabab oo lagu dhihi karo Man City ayaa ku guulaysanaysa horyaalka
(Manchester) 03 Dis 2017 Kooxda Manchester City ayaa caawa gaartay guul kale oo muhiim ah kadib markii ay 2-1 uga adkaatay…
Read More » -
England
EPL: Manchester City oo markale ku badisay gool soo daahay xili ay sii adkeysatay hogaanka horyaalka
(Manchester) 03 Dis 2017 Manchester City ayaa guul soo daahday ka gaartay West Ham United oo marti u ahayd caawa, waxayna…
Read More » -
Italy
Serie A: Inter oo hogaanka horyaalka la wareegtay xili uu 3-leey dhaliyay Ivan Perisic
(Milan) 03 Dis 2017 Inter Milan ayaa gaartay guul wayn kadib markii ay 5-0 ugu awood sheegatay caawa Chievo Verona oo…
Read More » -
Wararka
“Toorey in la’igu muddo ayaa ka wanaagsaneyd bar baraha”, – Gattuso
(Milan) 03 Dis 2017. Tababbaraha cusub ee AC Milan Gennaro Gattuso waxa uu sheegay in uu ka jeclaan lahaa in la…
Read More » -
Italy
Goolhayaha Benevento oo bar barreeyey Milan iyo waxa uu goolka uga dhiggan yahay taariikhda dhaw ee Serie A-ga!
(Milan) 03 Dis 2017. Benevento oo laga soo badiyey 14kii kulan ee Serie A-ga ayaa dhibicdii ugu horreeysay ee ay abid…
Read More »