XOG: Kostas Manolas oo qandaraaska u kordhiyay AS Roma

(Roma) 30 Nof 2017 – Kostas Manolas ayaa sida lasoo sheegay wuxuu ogolaaday inuu Roma qalinka kula aaso qandaraas cusub oo 3 sano ah, kaasoo lagu fasiqi karo €37m.

Sida uu baahinayo Sky Sport Italia, heshiiska ayaa af ahaan la isula meel dhigay fiidkan waxaan heshiiska oo ku kacaya €3m iyo bareemiyo u harsan in la saxiixo oo qura.

26-jirkan reer Greek ayuu qandaraaskiisa haatan dhacayaa Juun 2019 isagoo kooxdiisa xagaagii 2014 uga soo biiray Olympiacos, waxaana daba socdey Arsenal, Chelsea iyo Liverpool yadoo ay shuruudda qandaraaskiisa lagu fasiqi karaa ay kaliya ka shaqaynayso dibedda Talyaaniga.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close