Xagguu Messi ku qaatay fasaxii gaabnaa ee uu siiyey Ernesto Valverde?

GettyImages-865468472

(Catalonia) 30 Nof 2017. Laacibka Barcelona oo ay weheliyaan qoyskiisa waxa uu dhawr maalmood  ku soo qaatay Finland toddobaadka.

Messi waxaa maalmo fasax ah siiyey tababbare Ernesto Valverde kaddib kulankii ay 1-1 ku kala bexeen La Liga naadiga Valencia.

Messi waxa uu fursaddaa uga faa’ideystay in uu gacalisadiisa Antonella Roccuzzo iyo labadiisa wiil ula dalxiis tago dalka Finland.

Familia de 5❤️❤️❤️❤️❤️ #blessed👦🏻👦🏻👦🏻

A post shared by AntoRoccuzzo88 (@antoroccuzzo88) on

Antonella Roccuzzo waxa ay soo dhigtay barteeda Instagram-ka sida ay u daruureysneyd Findland iyo mid ay kuwada jiraan wiilasheeda iyo seygeeda.

Messi waxa uu dib ugu soo laabtay Spain shalay oo arbaco ahayd.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close