Man United, Chelsea ama Barcelona…(Eeg 3-dan SHAX, kooxduu ku haboon yahay Ozil?)

ozil

(Europe) 30 Nof 2017. Mesut Ozil ayaa dhammaadka xilli ciyaareedka ka dhici doona qandaraaska uu ku joogo Arsenal mana jiraan wax rabitaan uu muujiyay si uu heshiis cusub u saxiixo.

Manchester United oo Gunners la balansan sabtida ayaa hogaamineysa kooxaha u tafa xeydanaya kubbad qaabeeyaha reer Germany, Chelsea ayaana la sheegayaa inay iminka ku soo biirtay doonistiisa halka Barcelona ay dooneyso inay la soo saxiixato Ozil waa haddii ay wayso Coutinho.

Haddaba sidee ku haboon Ozil ma inuu ku biiraa, Man United, mise Chelsea ama inuu u baqoolo camaaliqada Spain.

Metro ayaa Ozil marna ku dartay shaxda Red Devils, marna Blues marna Catalans ka.

Ozil marka lagu daro Shaxda Man United:

Manchester United, Chelsea or Barcelona – who should Mesut Ozil join?

Ozil oo lagu daray Shaxda Barca:

Manchester United, Chelsea or Barcelona – who should Mesut Ozil join?

Ozil oo ku jira shaxda Chelsea:

Manchester United, Chelsea or Barcelona – who should Mesut Ozil join?

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close