Ma ahan oo kaliya Kubbada Cagata, Ronaldo oo noqday laacibka ugu taageeraha badan Instagram

(World) 29 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa noqday laacibka ugu shacbiyada badan dhanka Instagram 2017 marka la eego ciyaaraha nuucyadooda kala duwan.
Laakiin muuqaalada online ka uu Neymar soo dhigo ayaa ka daawasho badan kuwa Cristiano Ronaldo.
Xiddiga Real Madrid ayaa sanadkan gudihiisa helay 30 milyan oo taageerayaal dhanka Instagram waana kan ugu shacbiyada badan ciyaaraha nuucyadooda kala duwan.
Ee Liiska xiddigaha ugu taageerayaasha badan Instegram sanadkan 2017.
Cristiano Ronaldo (Gained 30m followers)
Lionel Messi (Gained 21m followers)
Neymar Jr (Gained 20m followers)
Conor McGregor (Gained 11m followers)
Gareth Bale (Gained 8m followers)
Paul Pogba (Gained 8m followers)
Paolo Dybala (Gained 8m followers)
Zlatan Ibrahimovic (Gained 7m followers)
LeBron James (Gained 6m followers)
James Rodriguez (Gained 5m followers)
Laakiin Neymar ayaa noqday laacibka loogu daawasho badan yahay Muuqaaladiisa, hoos ka eeg xiddigaha loogu daawasho badan yahay Video-gooda.
Neymar Jr
Cristiano Ronaldo
Paulo Dybala
LeBron James
Karim Benzema
Floyd Mayweather
Dani Alves
Paul Labile Pogba
James Rodriguez
Alvaro Morata
Gool FM.