Taallo tii hore u eg oo loo taagay Ronaldo!

15117694428426

(Madrid) 28 Nof 2017. Jose Antonio Navarro Arteaga waxa uu daaha ka rogay taallo maar ah oo loo taagay Cristiano Ronaldo.

Culeyska taaladda waa 60 Kilogrammes halka dhererkeedu yahay hal mitir.

Tani waaa mid hadda lagu wado in uu weeraryahanka Real Madrid ku galo masxafka kooxda waxaana lala bar bar dhigay middii uu sameeyey Emanuel Santos oo isna Portugal u dhashay, taaladdii uu Ronaldo u naqshadeeyeyna ay ku taal tuuladdii uu ku dhashay ee Madeira.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close